Yurub waxaa ku nool dad gaaraya 746 milyan oo qof, taas oo u dhiganta adduunka oo dhan 108 milyan oo ka mid ah kuwaas oo ku nool waddanka Ruushka ee Yurub. Mana jiro wadan kale oo yurub ah oo leh tirada dadka intaa le'eg. Germany ayaa labaad yimid kadib Ruushka, oo ay ku nool yihiin dad gaaraya 81 milyan. Wadanka Vatican waa wadanka ugu tirada yar qaarada Yurub, halkaas oo ay ku nool yihiin dadka ugu yar marka loo eego wadan kasta oo aduunka ah, waxaana ku nool kaliya kun qof.

Qora:Abdifitah Hassan Roobleย 

WhatsApp Google Map

Safety and Abuse Reporting

Thanks for being awesome!

We appreciate you contacting us. Our support will get back in touch with you soon!

Have a great day!

Are you sure you want to report abuse against this website?

Please note that your query will be processed only if we find it relevant. Rest all requests will be ignored. If you need help with the website, please login to your dashboard and connect to support