Magacayga waxaa ladhahaa

Abdifitah Hassan Rooble

Waxaan dhashay Sanadka markuu ahaa 2001 Bishee 7 Maalintii 10

Waxaan kudha Shay caasimada Dalka Yaman ee Sanca uduceey walaal Yaman dagaal beeyku jirtaayee Ilaahay kaqaado ,Dalkeenaba iyo Caalamul islaamiba 

Waxaan kusoo barbaaray Mogadishu Caasimada Umada Somalia Gaar ahaan dagmada hodon xaafada Taleex markaa jiray 2sano ilaahada aan kunoo lahay

waxaan dugsiga القرآن الكريم كاملا kubartay carbiska oo katirsan shabeelada hoose oo aan uqaxnay markii dagaala kadhaceen xamar waxaan iskuulkayga kubiiray sanadkii 2013kii waxaan galay iskuulka Ablaal qeebta taleex waxaan kabaxay sanadkii 2020kii waxaan 

jaamacada kubiiray sanadkii 2021dii Jaamacada Salaam waxaana kubiiray kulyada IT qeebta Computer science ka oo hada iisocoto Saadi waa nolasheyda oo qeebka mid ah aan sooqaatay mahad sanid walaal knabigaaga Aahuma sali wasalim caala nabiyinaa Muxamad

xitaa-sida-loogu-saliyo-nabbiga-cs-dadku-ma-yaqaanan

xitaa-sida-loogu-saliyo-nabbiga-cs-dadku-ma-yaqaanan

Xadgudubku Waakhalad luuqad walbo

Xadgudubku Waakhalad luuqad walbo

Sheeko Raxmo Mohammed Yusuf

Sheeko Raxmo Mohammed Yusuf

Gorfayn Dhigane: Aanadii Negeeye

Gorfayn Dhigane: Aanadii Negeeye

Maanafaay Muraayad Bulshadeena isku dhax'aragto

Maanafaay Muraayad Bulshadeena isku dhax'aragto

Abdifitah Hassan Rooble

My only friends website where I respond to my lovely friend, Text me and prove it if youre my lovely fan, to get blessed, please keep supporting me

WhatsApp Google Map

Safety and Abuse Reporting

Thanks for being awesome!

We appreciate you contacting us. Our support will get back in touch with you soon!

Have a great day!

Are you sure you want to report abuse against this website?

Please note that your query will be processed only if we find it relevant. Rest all requests will be ignored. If you need help with the website, please login to your dashboard and connect to support