Gabar reer miyi ama reer baadiye ah aya aya waxay aragtay wiil xafadooda imaanayo. Markaa ayeey walaalKeed ku tiri: Walaal ninkaan muxuu naga rabaa?


Walalkeed ayaa isagoo su’aasheeda ugu jawaabayo ku yiri:

Waa caadi wuu noo imadaa oo kaliya.

Weey aamustay maalmo kadib ayeey hadana aragtay isagoo reerkooda lacag siinayo, markaa ayeey walaalkeed u wacday misana ku tiri:

Walaal ninkaan lacagta uu idin siiyay maxaay ahayd?

Walalalkeed ayaa ku yiri:

Saciisa waras ayuu soo gatay markaana lacagta ayuu wax naga siiyay.

Gabadhii weey aamustay.

Maalintii danbe ayaa gabadhii lagu yiri: Hebel ayaa ku soo doonay walaalahaa iyo waalidkaana weey ku siiyen.

Markale weey aamustay gabadhii.

Isbuuc kadib waa loo guri geeyay, markii ay labadoda isku soo hareen ayey tirisay gabaygaan:

Waxaad la waalwaalaneysay
Waxaad la watiitineysay
Sacaadi waras u gaday
Walaalkeyna lacag u siisay
Walaalnimo kama ahayn
Waxaad rabtay inaad i wasto
Weeyna ka caratay.

Xariifkii ugu dambeys naag la’aan iyo xoola la’aan ayuu iska noqday
Qoraa: Abdifitah Hassan Rooble 

WhatsApp Google Map

Safety and Abuse Reporting

Thanks for being awesome!

We appreciate you contacting us. Our support will get back in touch with you soon!

Have a great day!

Are you sure you want to report abuse against this website?

Please note that your query will be processed only if we find it relevant. Rest all requests will be ignored. If you need help with the website, please login to your dashboard and connect to support